Ku soo dhawoow XORIYAD
Xoriyad Dhaqaale
Budgeting, saving, deyn bixinta, iyo sida lacagtaada si fiican loogu maamulo.
Stocks, ETFs, real estate, iyo fursadaha kale ee maalgashiga xalaasha ah.
Sida loo maamulo lacagta loona dhiso hanti adiga iyo qoyskaaga anfaca.
XORIYAD
Maxaad Helaysaa?
Xoriyad Community
Community bilaash ah oo aad su’aalo ku weydiin karto, fikradaha iyo guulahaaga kula wadaagi karto, kana baran karto dadka kale.
Market Brief
Market Brief toddobaadle ah oo Stock Market-ka, Crypto, iyo dhaqaalaha adduunka si fudud oo af-Soomaali ah kuugu sharxaya.
Free Resources
Templates iyo guides bilaash ah oo kaa caawinaya Budgeting, Net Worth, Halal Investing, iyo kuwo kale oo badan.
Videos
Waxaan ka hadalnaa arrimo muhiim u ah dhaqaalahaaga: laga bilaabo sida lacagta loo maamulo, Budget loo sameeyo, deynta loo bixiyo, ilaa maalgashiga xalaasha ah iyo dhisidda hanti.
FREE RESOURCES
Free Resources
Templates iyo guides bilaash ah oo kaa caawinaya inaad lacagtaada maamusho, maalgashiga barato, oo aad la socoto horumarkaaga dhaqaale.
Monthly Budgeting Template
Halal Investing 101
Xoriyad Dhaqaale Checklist
LEARN
Maxaa Cusub?
Articles iyo videos ku saabsan lacagta, maalgashiga, iyo dhisidda hantida
WEEKLY MARKET BRIEF
La Soco Suuqyada
Hel Market Brief toddobaadle ah oo af-Soomaali kuugu sharxaya wararka ugu muhiimsan ee suuqyada iyo dhaqaalaha adduunka.
Free. Unsubscribe anytime.





